SIDE U NOQDA HAKER
 FG:halkan waxan kaga hadlaya sida aad ku noqon lahayd hacker  professional ah hadaba raac stepskan


1.Baro kali linux ! 


  • kali o/s aad u sareeya waana halka laga bilaabo cilmiga ethical hackingka waan O/S free ah waxadna kala soo degi karta websitaka( https://www.kali.org/)
  • kali waxa ku jira tool aad u farabadan oo wax lagu hack gareeyo oo gaadhaya ilaa 800 oo tool      waxa ka mid ah
      1 metasploit
      2 john the ripper
      3 Beef
      4 Nmap
      5 wireshark
      6 SQLmap
      7 burp suite

        FG:Hadaba toolskan oo faahfahsan waxan kaga hadli doona qormada tan ku xigta insha allah

2. Baro Networking Computerka.


 Network security waa erey ballaadhan oo daboolaya tiknoolajiyado badan, aalado iyo geedi socod. Ereygeeda ugu fudud, waa xeerar iyo isku -habeyn loogu talagalay in lagu ilaaliyo daacadnimada, sirta iyo helitaanka shabakadaha kombiyuutarka iyo xogta iyadoo la adeegsanayo farsamooyinka software iyo qalabka labadaba.

hadaba waxa lagaga bahan yahay si aad u noqotid hacker in aad baratid networkga iyo sidaa uu u
shaqayeeyo waayo qalab walba oo ku xidhan khad ama internate wuxuu lee yahay macaddress wax
la yiraahdo markaa waa muhim in ad bara tid networkga.


3.Baro luuqadaha computerka:

programming languages waa luuqado lagu dhiso softwero iyo website yada kala duwanhadaba marka aad bara naysid cilmiga hackinka waxa kugu waa jiba in aad baratid luuqadaha dhoe ka  mid ah               waana in aad fahanta waxa aad hackgaray naysaa waxa uu ku dhisan yahay ama luuqadaha loo isticmalay,                                                                                                                                                    

luqadaha waxaa ka mid ah

1 python

2 html+css

3 sql

4 javascript